Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

marjiidan

(-dnaa, -dnayd)
Falmg4

Macnaha

1. Wax la kala jiiday oo la dheereeyey ahaansho. 2. Wax dheer oo toosan ahaansho. ld maljiidan.

Erayo la-mid ah

marjacBuug cilmi badan ku qoranyahay oo wixii loo baahdo laga helo…marjiid1. ld maljiid 1. Wax dheer oo toosan. 2. ld marjiidid. ld ma…marjiidWax kala jiidid. ld maljiid².marjiididld maljiid¹, maljiidid, marjiid¹ (2).marjiidnaanld maljiidnaan, maljiidnaansho, marjiidnaansho.marjiidnaansho/dh ld marjiidnaan.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms