Qaamuuska Asalka

maqnow

(-naaday, -naatay)
Falmg3

1. Qof aan joogin noqosho. 2. Qof maahsan noqosho.