Qaamuuska Asalka
maqiiqan
(-qnaa, -qnayd)Falmg4
Macnaha
1. Si degdeg iyo nasasho la'aan ah wax meel ugu socdo ahaansho. 2. Si gabbasho la'aan ah wax uga soo horjeedo ahaansho (wax).