Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

malo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Nooc libaax badeedka ka mid ah. 2. Saxaro jilicsan oo ubadka yari dhigaan. 3. ld male.

Erayo la-mid ah

malooqKu m.: subag, dhoob, wasaq iwm meel ku dhoobid.malooqanWax subag, dhoobo, wasaq iwm lagu dhoobay ahaansho.malooqnaanld malooqnaansho.malooqnaansho/dh ld malooqnaan.malooqoSubag, dhoobo iwm isku dhoobid.malowNafley mulaca ka weyn oo madow oo leh dhibacyo cadcad; amuur…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms