Erayo la-mid ah
magmaagDab si uusan u baqtin dambas ku duugid.magmaaganWax dambas lagu duugay ahaansho (dab).magmaagnaanldmagmaagnaansho.magmaagnaansho/dh ld magmaagnaan.magmaagoDhuxul nool dambas ku duugasho si aysan u demin.magmagKu m.: wax meel daloosha oo ciriiri ah ku riixid.magmakeeKu m.: wax meel daloosha oo ciriiri ah si xoog leh ugu riixi…

