Qaamuuska Asalka
magac
(-cyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Erey qof, meel ama wax gaar ahaan loo yaqaan oo loogu yeero. 2. M. leh: qof sharaf, wanaag iyo geesinnimo lagu yaqaan.
Erayo la-mid ah
magaadBudo cad, dhadhan qaraar leh oo tubaakada lagu cuno, siyaabo…magaag1. Nafaqo xoolaad la'aan darteed la jirrasho. 2. Iska m.: la…magaag1. Jirro dadka ku dhacda oo ka timaaddo nafaqo xoolaad la'aa…magaagidld magaag¹ (3).magaalammadaxCaasimad.magaalaqaranQaran hal magaalo ka kooban.magaaleeMeel magaalo ka dhigid.magaaleysashold magaaleysad, magaaleysi.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
