Qaamuuska Asalka

madiix

(-daa'iix, m.dh)
MagacLafdheeri

1. (dii.) Gabay ama hees cid aad loogu ammaano. 2. Cod wanaagsan oo dheguhu jecleystaan.