Qaamuuska Asalka
macdan
(macaadin,m.dh)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Dhammaan khayraadka dabiiciga ah ee laga helo dhulka hoostiisa. 2. Walax bir ama birwalb ah oo dhulka gudihiisa laga helo sida dahabka, maarta, batroolka. 3. Maaddada alumminyam.
Erayo la-mid ah
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
