Qaamuuska Asalka
mabda'
(-'yo/-baadi', m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Feker iyo aaraa habaysan oo cidi aamminsan tahay. 2. Aasaaska fikradaha cilmiga ah ee ku saabsan sayniska, diinta akhlaaqda iwm. 3. Ujeeddo.