Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

maaquurre

(-rayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Ubad geel oo dhashay isagoon bila dhammeysan.

Erayo la-mid ah

maaqal1. ld maqal 1 (2). Khaanad ku samaysan armaajo, miis iwm oo …maaqulGarannuug yar oo caanannuug ah.maaquurreeHal iyadoon bila dhammeysan ilma nool dhalid.maaquurreynld maaquurreys.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms