Qaamuuska Asalka
maalin-dayaxeed
(-lmo ..., m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
(c.fal.) Inta uu soconayo hal isrog oo dhulkumaamuusid dhidibkiisa isku rogo iyadoo loo fiirinayo dayaxa, ama waa muddo waqti ah oo u dhexaysa labo udub oo isku xiga oo dayaxu ku sameeyo dhig. Muddadaas oo la eg ilaa 24 saacadood iyo 50 daqiiqo.
Erayo la-mid ah
maal1. Hanti. 2. ld maashi. (-lal, m.l) Neef irmaan oo cid la am…maalNeef irmaan caano ka lisid.maalMalax.maala-abbaarMala'awal.maalanWax la lisay ahaansho (neef irmaan).maaleeyo1. Dheecaan aad u madow, qaraar oo geedaha qaarkood dhalaan.…maalgeliMashruuc hantigelin si loo hormariyo.maalgelinld maalgelis.

