Qaamuuska Asalka
luqun
(-umo/-qmo, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Oogada nafleyda, inta u dhexeysa madaxa iyo garbaha; sur; qoor.
Erayo la-mid ah
luqundhejisSuuqadda dumarku qoorta ku xirto jaad ka mid ah oo gaaban.luquninaatowCudur geela qoorta ka qalloociya.luqunjabQoor xanuun, barkin ka dhac.luqunjableeXoolo dhicis weyn soo ridid.luqunjibbaarLegdidda nafley la legdo iyadoo qoorteeda la wareejinaayo.luqunjibbaarNafley iyadooluqunjibbaaridld luqunjebin, luqunjebis.luqunteedala wareejinaayo legdid. ld luqunjebi.

