Qaamuuska Asalka

lun

MagacLafdheeri

1. Meel dhoobo qoyan oo jilicsan leh oo marka cagta la saaro hoos ula degta. 2. (- uman, m.l) God marka beeraha la abuurayo miraha lagu duugo.3. God hoos u dheer. 4. L. ah: dhar duug ahoo diindiimaya.

Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.