Qaamuuska Asalka
lul
MagacDhexdhexaadUrursi
Macnaha
Wax jilicsan oo dabka la shidayo marka hore lagu huriyo.
Erayo la-mid ah
lulanWax la lulay noqosho.lulanWax la lulay ahaansho.lulashold lulad.lulidld lulniin.lullume1. Kalluun aad u yaryar oo biyaha macaan ku nool. 2. Cayayaa…lullumeHeerka caydiga ee raha. Wuxuu leeyahay dabo dheer iyo waafyo…lullumeeSida lullumada u dabaalasho.lulmoDaal iyo caajis la dareemo marka jirku hurdo u baahanyahay. …
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
