Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

lug

(-go, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Bilawga bowdada ilaa cagta ama qoobka. 2. Jeex weyn oo laag ku dara dhirna leh. 3. Socod aan gaadiid la fuushanayn.

Erayo la-mid ah

lugabaxsashold lugabaxsi.lugabaxsoSocod curuqtirasho ah meel dhow ku tegid. ld majabaxso.lugadduwIsku l.: wax kala daadsan isu uruurin.lugaynld lugays.lugbaxKala l.: wax iska reebid.lugcadLibaax-badeedka jaad ka mid ah.lugdambeediCid lala socday wax yar ka harid.lugdambeedinld lugdambeedis.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms