Qaamuuska Asalka
liitiyam
(-mo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(kiim.) Bir firfircoon oo fudud oo sida xariirta oo kale ah; waana curiyaha ugu horreeya biraha alkali (ururka I ee tusaha kalgalka curiyayaasha). Waxay ku jirtaa silikeytyo kakan oo badan.

