Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

liicliic

MagacLafdheeri

Macnaha

Tabarddarro awgeed oo hadba dhinac loo janjeersado. ld liicliicid.

Erayo la-mid ah

liicFoorar; janjeer.liicWax dhinac u janjeerid.liiciWax dhinac u jenjeerin.liicidld liicis.liicinld liicis.liicliicidld liicliic¹.liicliicsanWax liicliica ahaansho.liicliicsanaanld liicliicsanaansho.
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms