Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

lig

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Wax kor u taagan oo toosan oo aan soo laabmayn ahaan; wax likaysan ama liqdaaran.

Erayo la-mid ah

liganWax meel taagan oo aan dhaqdhaqaaqayn ahaansho.ligane1. Guud ahaan waa qotome ama sammeeya xaglo qumman. 2. Xarri…ligane(xis.) Xarriiq ama sallax waxaa la yiraahdaa waxa ay ligane …ligisBiyo qasan.liglig1. Saabka weelasha loo sameeyo ganaha ka soo taagtaagan. 2. …ligligRuxruxid, dhaqdhaqaajin.lignaanld lignaansho.lignaansho/dh ld lignaan.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms