Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

libiqso

(-saday, -satay)
Falmg3

Macnaha

Si deg-deg ah il isugu qabasho una kala qaadid.

Erayo la-mid ah

libinNooc ka mid ah mariidka oo laga isticmaalo woqooyiga-bari ee…libinGuul.libiqDhoobo aad u qoyan.libiqL. ka sii: libiqsasho.libiqsashold libiqsad, libiqsi.libir1. Indho ka qarsoomid. 2. Ku l.: bidhaan hawd, jeex iwm ku q…libirsanWax qarsoon ahaansho.libirsanaanld libirsanaansho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms