Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

le'ekee

(-keeyay, -kaysay)
Falg2

Macnaha

La ekayn; la mid noqosho; la simid; isku in keenid.

Erayo la-mid ah

le'egLa siman; la mid ah; la fil ah; aan ka yarayn kana weyneyn.le'ekaan'eg. ld le'ekaansho.le'ekaansho/dh ld le'ekaan.le'ekayn'ekee.le'ekaysiiKu jaangoyn; wax le'eg ka dhigid; la simid.le'ekaysiin'ekaysii.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms