Qaamuuska Asalka
lammaan
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Nafley laba isdhashay ah oo meel ku wada sugan. 2. Labo weligood wada socda. 3. ld dammaan.
Erayo la-mid ah
lammaanaanld lammaanaansho.lammaanaansho/dh ld lammaanaan.lammaaneErey ka kooban labo erey ama in ka badan oo kala duwan, yees…lammaane-horsan(xis.) Lammaane kutirsaneyaal ah sida (x,y) oo kala horreysi…lammaaniKu l.: wax, wax kale ku xoojin, ku labayn, raacsiin.lammo1. Laba maqaar lo'aad oo isku midab ah iyo maqaar saddexaad …

