Erayo la-mid ah
lambarMid ka mid ah ah tiro taxane ah oo wax leeyihiin. ld nambar.lambariWax lambar u yeelid. ld lambaree, nambaree, nambari.lambarinld lambarayn, lambaris, nambarayn, nambarin, nambaris.lambarsanWax lambar loo yeelay ahaansho. ld nambarsan.lambarsanaanld lambarsanaansho, nambarsanaan, nambarsanaansho.lambarsanaansho/dh ld lambarsanaan.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
