Qaamuuska Asalka
lamagayaan
MagacLafdheeri
Macnaha
Rag iyo dumar inta aan meher isu qaban.
Erayo la-mid ah
lamaddegaanDhul ballaaran oo aan dhir iyo biyo midna lahayn, dad iyo du…lamaddegaan(juqr.) Dhul aan deegaani ka bixin oo roobka iyo qoyaanka ka…lamafilaanL. ah: wax si kedis ah ku dhaca ama ku yimaad.lamahuraanWax aan la'aantoodu la ahaan karin, aan la huri karin.lamahuraannimoLamahuraan ahaansho.lamakaraanL. ah: qof garmaqaate ah; macangag.

