Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

lallaboo

(-ooday, -ootay)
Falmg3

Macnaha

Yaqyaqsi dareemid.

Erayo la-mid ah

lallabaysashold lallabaysad, lallabaysi.lallabaysoKa l.: wax meel yaal wada xaraasho.lallabeeWax dhacay dad uga digid.lallabo1. Laqanyo; yaqyaqsi. 2. Qayladhaan gurmad degdeg ah. 3. Dar…lallaboDareenka in qofka mataggu hayo oo kale, sida dadka safarka b…lalleemoGariir gacmaha dadku yeeshaan gabow ama jirro awgeed.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms