Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

lad

(-day, -dday)
Falmg1

Macnaha

1. Isku l.: wax xil iska saari waayid. 2. Ku l.: wax ku raaxaysasho. ld led.

Erayo la-mid ah

ladaab1. Waraabinta xoolaha maalin walba la waraabiyo. 2. L. ah: x…ladaabLegga xoolaha.ladaabashold ladaabad.ladaabiXoolo maalin walba waraabin.ladaabinld ladaabis.ladaaboXoolo maalin walba biyo cabbid.ladaadyoLaqanyo.ladaadyooLaqanyo dareemid.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms