Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

lacagaale

(bot.)
MagacLafdheeri

Macnaha

Geedgaab qodax leh oo miro la cuno, mayrax iyo xabag macaanba leh, oo ka baxa dhadhaabaha, jeerinkana la bah ah.

Erayo la-mid ah

lacaaf1. Hilib yar oo la suro jilibka oo kalluunku soo raaco. 2. W…lacag1. Warqado ama macdan xordan, qaab go'an leh oo dawlad ama b…lacageeBadeeco lacag ku beddelid.lacageysashold lacageysad, lacageysi.lacageyso1. Badeeco lacag ku beddelasho. 2. Lacag yeelasho.lacanadeysnaansho/dh ld nacaladeysnaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms