Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

labbis

(-syo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Dhar lagu xarragoodo. 2. Dhar gaar ah oo lagu yaqaano ciidamada, ardada iwm. ld lebbis¹.

Erayo la-mid ah

labbax1. Dad badan ama waxyaalo badan, qof ama wax ka doorasho. 2.…labbisanQof dhar qurxoon xirtay ahaansho. ld lebbisan.labbisashold labbisad, lebbisad, lebbisasho.labbisidld lebbisid.labbisnaanld labbisnaansho, lebbisnaan, lebbisnaansho.labbisnaansho/dh ld labbisnaan.labbiso/mg3 (-stay, -satay) Labbis qaadasho.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms