Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

laasimo

(-intay, -imatay)
Falg3

Macnaha

1. Wax caadaysasho. 2. Meel ku raagid.

Erayo la-mid ah

laasCeel yar.laas(juqr.) Bed lamaddegaanka bartamahiisa ku yaal oo biyaha lag…laashinQof maansada tiriya.laashinLaba laamood oo mataano ah middood.laashinnimoLaashin ahaansho.laasimWax joogto ah.laasim² fk. Lamahuraan ah. ld laasin².laasin1. Nooc ka mid ah siyaaqadda ay dumarku qaataan oo ka samays…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms