Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kuurkuurso

(-saday, -satay)
Falmg3

Macnaha

Iyadoo la fadhiyo dhaqdhaqaaqid ama nuuxnuuxsasho.

Erayo la-mid ah

kuurKaabi; ag; cimil.kuurCid cabsiin, indho ku gubid.kuurgal1. K. ah: qof u kuurgalaya. 2. ld kuurgelid.kuurgalU k.: wax si aad ah ugu dhabbagelid.kuurgeliU k.: cid aan war hayn oo meel aad u dhow u fariisasho si lo…kuurgelidld kuurgal¹ (2).kuuriWax ku dhowaansho.kuurkuursashold kuurkuursad, kuurkuursi.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms