Qaamuuska Asalka
kuuli
MagacLafdheeri
Macnaha
1. K. ah: shaqaalaha dhisme ka shaqeeya oo an farsamayaqaan ahayn. 2. (u) Dad shaqaale ah.
Erayo la-mid ah
kuulIniinyo kulkulucsan oo dhalo iwm ka sameysan, dhexdana ka da…kuulKhad madow indho marin.kuulamSummad: C. Halbeegga Caalamiga ah (H.C.) ee saldanabka danab…kuulan1. Qof wax indhakuul marsadey ahaansho. 2. Indhaha agagaarko…kuulashold kuulad.kuulnaanld kuulnaansho.kuulnaansho/dh ld kuulnaan.kuuloIndhakuul marsasho.

