Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kuududshe

MagacLafdheeri

Macnaha

Cudur dadka iyo duunyadaba ku dhaca oo addimadu soo laabmaan, dhaqdhaqaaqana u diida. ld kuududiye.

Erayo la-mid ah

kuud1. Dhismo adag oo salkiisu wareegsanyahay ama afar gees yaha…kuudud1. Fadhi foolxun; yoxoob, kamandhuur. 2. ld kuududid.kuududSi foolxun u fadhiyid. ld kawdiid².kuududiSi foolxun u fariisin. ld kawdiidi.kuududidld kawdiid¹, kawdiidid, kuduud¹.kuududinld kawdiidin.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms