Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kurbee

(-beeyay, -baysay)
Falg2

Macnaha

Cid kurbo ku ridid.

Erayo la-mid ah

kurbaysanCid kurbo hayso ahaansho.kurbaysnaanld kurbaysnaansho.kurbaysnaansho/dh ld kurbaysnaan.kurbinXeero yar oo bunka lagu shubto. ld kur² (3).kurboDareen, welwel, cabsi iyo tiiraanyo leh oo ka dhasha mushkil…kurbooU k.: kurbo dareemid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms