Qaamuuska Asalka
korso
(-saday, -satay)Falg3
Macnaha
Nafley yar xannaanaysasho si ay u korto.
Erayo la-mid ah
korsaar1. Wax la iibinayo faa'iidada laga helo. 2. Dhinacdhow.korsaar1. Sahay yar oo awrta rarkeeda dheeraad ku ah. 2. Raar aqalk…korsaar/mg. 1 (-ray, -rtay) 1. (f.g) Wax, wax kale ka kor marin. 2.…korsaaranWax, wax kale dushiisa yaalla ahaansho.korsaarnaanld kor-saarnaansho.korsaarnaansho/dh ld korsaarnaan.korsashold korsad.korshirix1. Neef korka ku leh baro midabo ah. 2. Xoor barobaro leh.

