Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

korjoogto

(-ooyin, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Col yar oo col weyn dusha ka ilaaliya

Erayo la-mid ah

korjadHarag iwm oo labaatan xabbo ah.korjoog1. Taagnaanta cid fadhida ama bugta la dul taagnaado. 2. Ila…korjoogeCid dusha ka ilaalin; gaarhaye.korjoogeynld korjoogteyn.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms