Qaamuuska Asalka
kooxaha-dhiigga
(baay.)MagacLafdheeri
Macnaha
Noocyada farabadan ee dhiigga dadka loo kala sooco. ka Waxay ku xidhan tahay joogista iyo maqnaanshaha qaar mid ah borootiinnada (lid jidh-dhaliyayaal) unugyada cascas guudkooda. Koox dhiiggoodu waxa uu ka koobanyahay lid jidh-galayaal ku jiramuudka kaas oo ka hor yimaadda lid jidh-dhaliyayaasha kooxaha kale.
Erayo la-mid ah
koox1. Tiro isku duuban oo aan badnayn. 2. (muus.) Dad badan oo …koox-amayno(kiim.) Iskudhis leh kooxda - NH -halkaas oo atamka naytaroj…koox-kaarbogsayl(kiim.) Kooxda orgaanikada ee - COOH, taas oo laga helo kaar…kooxaynld kooxays.kooxeeKoox koox ka dhigid.kooxkooxWax qaybo-qaybo u kala qaybsan. ld koorkoox.

