Qaamuuska Asalka
kolon
(-lmo, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Labo cad oo yaryar oo dhuudhuuban oo cunaha ariga qaarkiis ka baxa midkood. 2. Buro jirka meel ka mid ah ka soo baxda oo laallaadda. 3. (w) eeg kolmo.