Qaamuuska Asalka
kob
(-bo, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Meel kooban oo la tilmaami karo. 2. Daliigo caw laga falkiyey oo dhaadheer ballacooduse yaryaryahay oo kolkii laysku toltolo dermada noqda middood. 3. Meel geedo dhaadheer leh oo hareeraha ka bannaan. 4. ld kab².
Erayo la-mid ah
kobatole1. Qalabka kabaha lagu tolo oo mudac weyn u eg. 2. Ninka kab…kobci1. Dhasha dadka iyo xoolaha cayilin. 2. Dhaqaale iwm kordhin…kobcinld kobcis.kobocK. ah: nafley yar oo cayilan.koboc1. Nafley yar cayilid. 2. Dhaqaale iwm korid.kobocsanAhaansho wax la kobciyey.kobocsanaanld kobocsanaansho.kobocsanaansho/dh ld kobocsanaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
