Qaamuuska Asalka
kiniini
(-iyaal, ml/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(daaw.) Dawo la adkeeyey oo iniinaha laga dhigo, guud ahaan oo afka laga qaato.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.Macnaha
(daaw.) Dawo la adkeeyey oo iniinaha laga dhigo, guud ahaan oo afka laga qaato.