Qaamuuska Asalka

kiinna

(kuwiinna, w)
MagaclhLafdheeri

Magacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax idinku (qofka labaad ee wadarta ah) aad leedihiin. Tus. “Kiinna warkiisa iskaba daa!”.