Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kiil

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Beeg; miisaan; qiyaas; cabbir. 2. Bilow ciyaareed (turub).

Erayo la-mid ah

kiilanWax la kiilay ahaansho.kiilashold kiilad.kiileeWax kiilo ku cabbirid.kiilidkiil².kiilnaanld kiilnaansho.kiilnaansho/dh ld kiilnaan.kiiloKun garaam culayskood; kiilogaraam.kiilo1. Wax cabbirasho; miisaamid. 2. Ciyaar turub bilaabasho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms