Qaamuuska Asalka

khuuri

(khuuri, m.dh)
MagacLafdheeri

Geed-gaab leh caleemo yaryar, xabag iyo qoryo udgoon oo guryaha loo shito.