Qaamuuska Asalka
khaliifnimo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Khaliif ahaansho.
Erayo la-mid ah
khalWaxyaalaha lagu saqraamo oo cinabka la khamiiriyay laga same…khalaqWax abuurid (Eebbe).khalfad1. Dariishad. 2. Khaanad.khaliif1. (dii.) (khulafaa, m.dh) Afartii madax oo Nebi Maxamed (n.…khaliif(dii.) Khaliif ka dhigid.khaliifan(dii.) Qof la khaliifay ahaansho.khaliifnaanld khaliif-naansho.khaliifnaansho/dh ld khaliifnaan.

