Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kelli

(-iyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Biyomareen yar oo beeraha lagu waraabiyo. ld keli¹ (3).

Erayo la-mid ah

kelli-badeed(juqr.) Gacan badeed oo aan aad u ballaarayn oo iskuxira lab…kellibalowK. ah: xoolo aan dhergin. ld gellibalow.kelliggubSummad geel oo ah bar dab ah oo kellida korkeeda lagu dhigo.kellijuluqleNeef xoolo ah oo soo xerooday isaga oon dheregsanayn.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms