Qaamuuska Asalka
keer
(kuweer, w)MagactiLafdheeri
Macnaha
Magacuyaal tilmaame oo lab, oo wax ama cid hadlaha ka fog yarana jaahiisa ka babcan lagu tilmaansado. Tus. “Keer baa fariistay meeshaadii ee ka kici”.