Qaamuuska Asalka
kebed
(-bdo, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Gogol badanaa mayrax ka samaysan oo dun midabyo leh lagu qurxiyo.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.Macnaha
Gogol badanaa mayrax ka samaysan oo dun midabyo leh lagu qurxiyo.