Qaamuuska Asalka
kayga
(kuweyga, w)MagaclhLafdheeri
Macnaha
Magacuyaal lahaansho oo lab oo tilmaamaya wax anigu (qofka koowaad ee kelida ah ee hadlaha ah) aan leeyahay. Tus. “Midkan kayga ma ah”.