Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kas

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Awood maskaxeedka wax lagu kala garto. 2. Ulakac; bareer.

Erayo la-mid ah

kasabWax si dhib leh ku helid; tacbid.kasabHanti dhibaata badan loo maray helitaankeeda.kasaliimKabax.kasbeeBadar jawaan ku jira kasbo ku hubin.kasboBir af dhuuban oo lagu eego muunada badar jawaan ku jira; bu…kasbo1. Wax tacbasho. 2. Cid kalsoonideeda hanasho.kasdaranWax aan garasho badan lahayn ahaansho.kasdarnaanld kasdar- naansho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms