Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

karso

(-saday, -satay)
Falg3

Macnaha

Wax dab iyo biyo ku bislaysasho.

Erayo la-mid ah

karsadBadar iwm qashin ka saarasho. ld karsasho.karsanWax la kariyey ahaansho.karsanaanld karsa-naansho.karsanaansho/dh ld karsanaan.karsashold karsad, karsi.karshimiHilib aad u bislayn.karshinHilib aad loo bisleeyey.karshinHilib wax aad loo kariyey noqosho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms