Qaamuuska Asalka
karood
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Cudur si degdeg ah wax u dila; habaar. 2. Dhul taag ah, dhagax leh oo dhirtu ku yartahay. 3. ld baroodid.
Erayo la-mid ah
karoMaro, darbaal iwm oo meeli ka daloosho karin saarasho.karoor1. Meel dhisan oo lagu kaydiyo dalagga ka soo go'a beeraha, …karoorWax badan is dul saarid.karooranWax badan oo lays dul saaray ahaansho.karoornaanld karoor-naansho.karoornaansho/dh ld karoornaan.karootoNooc qudaarta ka mid ah oo leh bari cas oo cunta lagu darsad…

