Qaamuuska Asalka
karkabeyn
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld karka- badeyn.
Erayo la-mid ah
karkaarQoryaha ceelka afkiisa la saaro ee marka ceelka wadaanta lag…karkabaynld karka- badayn.karkabeeCid hawl qabashadeed inay dedejiso ku dirqin. ld karkabadee.karkabeysanCid wax degdeg ku jiro ahaanshokarkaboKu dirqinta hawl qabasha-deeda lagu dirqiyo cid iney si degd…karkar1. Tolmo lagu sameeyo dhar iwm. oo meelo badan ka dildillaac…karkaridKarkar badan u yeelid.karkarin1. Dhowr jeer karin. 2. Kar-kar gaarsiin (biyo iwm).

